X

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelada uu ka baxay Cilmi Tukaale oo Boorama ku geeriyooday

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelada iyo qaraabada uu ka baxay Cilmi Tukaale oo maalintan barakaysan ee Jimcaha lagu aasay Boorama. Waxaan marxuunka uga baryaynaa in uu RABI janadiisa fardowsa ka waraabiyo ehelada iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.