Dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi tiitraanyo leh u dirayaan Prof Maxamed Xaamud Sheekh oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Prof Maxamed ayaa si caadi ah u geeriyooday. Waxaan marxuunka eebe uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS.COM