X

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Maxamuud Cumar Fadan

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan hawlwadeenada Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Maxamuud Cumar Fadan geerida ku timi aabahood Xaaji Maxamuud Cumar Fadan oo xalay ku geeriyooday deegaanka Araabi ee ismaamulka Somalida Itoobiya. Waxaan marxuunka rabi uga baryaynaa inuu janadiidsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.