X

Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Xasan Cusmaan Xirsi

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxay dhamaan bahda Araabinews tacsi u dirayaan ilma Xasan Cusmaan Xirsi oo aabahood Xasan Cusmaan Xirsi ku geeriyooday Boorama shalayna lagu aasay. Waxaan leenahay rabi janadii fardowsa haka waraabiyo Xasan Cusmaan Xirsi eheladii iyo qarabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan haka siiyo. Aamiin

admin:

This website uses cookies.