Bahda Araabinews.com waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay allaha u naxariistee xoghayihii xisbigii hantiwadaaga ee dawladii Somaliya ahaana wasiirkii hore ee arimaha gudaha mudane C/qaadir Xaaji Maxamed Massale oo ku geeriyooday magaalada London.
Waxaan si gaara ugu diraynaa qoyska reer Xaaji Massale. Waxaan C/qaadir uga baryaynaa in uu Ilaahay ka waraabiyo janadiisa eheladiisana Samir iyo iimaan ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS.COM