Dhamaan bahda ARAABINEWS waxay tacsi u dirayaan qoyska Allaha u naxariistee safiir Maxamed Sh Xasan Nuuriye oo ku geeriyooday Boorama, gobolka Awdal.
Waxaan rabi uga baryaynaa in marxuunka uu janadiisa ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan haka siiyo.
Allaha u naxariistee ambassador Maxamed Sh Xasan Nuuriye ayaa ahaa ruug cadaa siyaasadeed oo ka soo dhaqeeyay dawladihii soo maray dalka Somaliya.
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun.
ARAABINEWS