Bahda saxaafada ee gobolka Awdal wariyeyaal ka tirsan oo tacsi u direy qoyska ruug cadaa Axmed Xasan Cawke oo Somali oo dhan isku raacday in uu ah shaqsi ka fog nacayb wariyena u ahaa madaxweynihii dalkan ugu dambeeyay ee Maxamed Siyaad Barre.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM