X

Bakistaan oo dib u furtey xadka: SAWIRO

Bakistaan ayaa furtey xadka u dhexeeya iyaga dalkaasi argagixisadu ka buuxdo ee Afgaanistaan. Raiisal wasaaraha Bakistaan ayaa amrey in xadka deg deg loo furo kadib dad buux dhaafiyay labada dhinacba.

Dadka ku nool labada dhinac ee Bakistaan iyo Afgaanistaan ayaa ah qabiilka Pashtuunka oo u badan badow. Bakistaan ayaa xirtey xadka kadib markii ay argagixisadu soo weerartay Bakistaan.



Bakistaan ayaa dagaal adag la gashay argagixisada kana sifaysay guud ahaan dhulka qabaailku degan yahay ee loo yaqaan federaalka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.