Bal diinta aad haysato dadka u sheeg ninka la yiraa Guri Barwaaqo waa wasiirka warfaafinta maamulka Somaliland oo Muuse Biixi inadeerkii ah oo gaal ku yar Alleyar ayaa tahay.
Wasiirkan Muuse Biixi magacabay ayaa bug beena oo aflagaado ka qorey halyeygii Somaliyeed ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=jPUrXhzuD8Y[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS