Baliga biyaha ee Caro-garanuug oo xilliyo ahaa goobta kaliya ee ay ka cabaan dad aad u farabadan ayaa burburkii la waayay cid wax ka qabata iyadoo aaney jirin dawladi. Gabdho aakhiradooda u dadaalaya ayaa ku soo deeqay lacag wax looga qabto laakiinse hawli bilow xataa maaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM