X

Banaaanbaxyo lagu dhegen yahay Trump in uu sii daayo cashuurta uu bixiyay oo ka socda Maraykanka

Banaaanbaxyo lagu dhegen yahay Trump in uu sii daayo cashuurta uu bixiyay oo ka socda Maraykanka. Trump ayaanan sii daynin cashuurta uu bixiyay taas oo dad badan u qaateen in uu yahay khiyaanoole.

Trump ayaa haddii lagu helo in uu wax isdaba mariyay lagu qaadi doonaa xukun ka xayuubin. Trump wa madaxweynaha kaliya ee aan soo saarin cashuur bixintiisa.

Banaanbaxyada ayaa ka socda magaalooyinka waaweyn ee Maraykanka. Dadka ayaa khaati ka taagan nin madaxweyne u ah oo aan sii deyn inta ay tahay cashuurta uu bixiyay xilli uu leeyahay aduun dhan.


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.