X

Banaan bax ay dhigi lahaayeen kooxda Xalane oo fashilmay

Banaanbax ay dhigi lahaayeen kooxda sheegata midowga musharixiinta HAWIYE ayaa fashilmay kadib markii qaar ka mida qaban qaabiyeyaasha ay isku dhaceen oo iyagii dib loo heshiisiiyay. Waxa kadib sheegada soo afjaray mid ka mida oday dhaqameedyada HAWIYE.


Bnaanbaxan oo aan la garanayn ujeedadiisa xilli doorasho lagu jiro ayaa keliya looga dan lahaa in lagu dibiro dhacsado lana tuso kooxda Xalane. ”Waxaan idiin sheegayaa inaan ka baaqsanay qas ka dhici lahaa Muqdisho maalinta beri ee Khamiista ayuu yiri oday dhaqameed  Maxamed Cali Ugaas.


”Wax dana nooguma jirto banaanbax anagu waxaan nahay dad iska xamaasha yaase been loo sheegayaa waan ognahay waxa ka jira dalka iyo cida weliba qasaysa dalka ayay yidhi Jimcaale Macalin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.