X

Banaanbax balaadhan oo jaaliyada Awdalstate iyo Khaatumo ka hor dhigeen aqalka Ingiriiska looga taliyo

Banaanbax aad u balaadhan ayaa jaaliyadaha Awdal ka hor dhigeen aqalka Ingiriiska looga taliyo halkaas oo loo gudbiyay dawlada Ingiriiska loo gudbiyay xasuuqyadii u dambeeyay ee maamulka Siilaanyo ka gaystay gobolka AWdal. Dadka dareenkooda oo u kacsanaa ayaa ku dhawaaqay in maamulka Somaliland aanu matalin dadka shacabka ee Woqooyiga Somaliya.

Jaaliyadaha Khaatumo ayaa iyaguna ka soo qaybgalay balaanbaxan balaadhan iyadoo maamulka Siilaanyo sidoo kale ay ka wadaan deegaanada SSC xasuuqyo iyo gaboodfalo foolxun oo ay ku jirto dad loo diidey waraabka.

Naga fisha muuqaal iyo sawiro marka ay noo saamaxdo.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.