X

Banaanbax gilgiley Laascaanood: maamulka Somaliland nama sheegan karo

Banaanbax gilgiley Laascaanood iyo dadka oo ku dhawaaqaya maamulka Somaliland nama sheegan karo kamana tirsanin. Dadka Sool ayaa si xun loo kala jabiyay mana awoodan in ay meel qudha iskugu tagaan.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.