X

Banaanbax lagu diidan yahay Muuse Biixi oo ka dhacay Ceerigaabo

Banaanbax lagu diidan yahay Muuse Biixi ayaa ka dhacay Ceerigaabo. Dadka ayaa ku dhawaaqayay Muusow Ceerigaabo anagaa ka talina waanuna kaa tashan.

Doorashadii lagu shubtey ee maamulka Somaliland ayaa waxa is bahaystey labada jufo oo ka mida Isaaq halka xisbiga Wadani uu ahaa hal jufo iyo badh.



Muuse Biixi oo dhiig badan qaba ayaa waqtigan isticmaalaya lacago farabadan iyo taageerada Imaaraadka si uu u kala jabiyo dadka u soo xasuusiyay xasuuqii uu galay.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.