X

Banaanbax lagu diidan yahay Muuse Biixi oo markale ka dhacay Laascaanood

Banaanbax lagu diidan yahay Muuse Biixi ayaa markale ka dhacay Laascaanood. Dad aad u farabadan oo gubaya taayiro ayaa dhexmaray wadada halbowlaha u ah Laascaanood ayagoo ku dhawaaqaya halku dhigyo ka dhana shilin raacayaasha.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=slwqvilbjfs[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.