X

Banaanbax lagu diidan yahay xawaaladaha uu xidhay Maraykanku oo ka dhacay Muqdisho+SAWIRO

Muqdisho–Banaanbax xoogan ayaa ka dhacay Muqdisho kaas oo lagu diidan yahay sharciyada dawlada Maraykanka oo diiday in xawaaladaha Somalida sii shaqeeyaan. Dadkan ayaa ku baaqayay masaariif la,aan waa macaluul. Lama garan karo sida dawlada Maraykanku uga jawaabayso arintan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.