X

Banaanbax lagu taageeray nabada oo laga qabanqaabiyay Gaalkacayo xilli dagaalo jireen: SAWIRO

Horjoogayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa qaban qaabiyay banaanbax ka dhana dawlada dhexe. Waxa muuqata in dhalintan waqtiga laga soo khasaariyay.

Bahda waxbarashadda Magaalada Gaalkacyo ee maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta dhigay Banaanbax ballaaran oo ay ku dalbanaayeen in la joojiyo waxyaabaha Abuurikara in dagaal uu ka dhaco Magaalada Gaalkacyo.



Ardayda dugsiyadda waxbarashadda Koonfur iyo Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa socod ku maray wadooyinka Magaalada ,iyagoo wata Calanka Nabadda.



Mas’uuliyiinta degmada Gaalkacyo ayaa ka qeyb galay Banaanbaxa.

Dagaal Khasaare geystay ayaa ka dhacay Bariga gobolka Mudug, Bishii nasoo dhaaftay, waxaana la sheegay in ay xoogeysatay xiisadda u dhaxeysa labada maamul.

 




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.