Banaanbax balaaran oo lagu qabtey goobtii lagu xasuuqey dadkeena ayaa ka dhacay Muqdisho. Banaanbaxan ayaa imanaya iyadoo cadowga ummada Somaliyeed ee dhiigmiiratada shabaab uu xasuuqey dadkeena u nasasho tagey xeebta LIIDO.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS