Boorama 13 Dec 2014--Banaanbixii gilgiley maanta Boorama ayaa waxa soo baxaya muuqaalo cusub iyo dhawaqa dhalinta oo ahaa kuwo aan hore loo maqal. Dhalinyartan qiireysan ayaa wadooyinka ku maray iyagoo ishaysta. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM