X

Bandhigii carwada ganacsi ee ka socotay Borama oo la soo xidhay iyo dhalinta maktabada Boorama oo iyaguna hadlay+MUUQAAL

Boorama-Araabinews–Bandhigii carwada ganacsi ee ka socday Boorama oo la soo xidhay maanta iyo dhalinta raba inay Boorama ka dhisaan maktabada oo ka hadlay halkaasi. Gobolada Adal ayaa ah xarunta aqoonta Somaliyeed mase jiro xarun maktabad ama xarunta kaydka buugaagta oo gobolku leeyahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.