X

Bandowgii Muqdisho oo bilowdey iyo qaab cusub oo loo xidhey wadooyinka

Iyadoo dhawaanDhagxaan, carro iyo biyo waaweyn ayaa lagu jaray wadooyinka magaalada Muqdisho oo Arbacadda loo diyaar garoobayo doorashada madaxweynaha cusub ee dalka.

Wadooyinka waaweyn ayaa lagu arkay iyadoo la dhigayo carro fara badan iyo dhagxaan, waxaana gebi ahaan la xiray wadooyinkii xaafadaha si aanay wadooyinka waaweyn looga soo dusin.

Muqdisho ayaa saacad ka dib galeysa bandhow socon doono 2 ilaa 3 maalmood oo ku xiran doorashada, waxaana madaxweynaha xilka sii haya Xasan Sheekh Maxamuud uu dadweynaha Muqdisho ka codsaday inay sabraan xilliga doorashadu socoto.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.