X

Bangiga Premier bank oo Hargeysana laan ka furtey yaase lagu aaminey in uu furo

Bangiga Premier bank ayaa Hargeysana laan ka furtey xilli bangigu in muddo ah xarun weyn ku lahaa Muqdisho halkaas oo Xasan Sheekh furey. Laanta Hargeysa yaase lagu aaminey in uu furo.





Maxamed Yuuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.