Baraawe ayaa muddo dheer kadib uu ku soo xirtey markab sida hub.
Baraawe waxaa ku sugan Masuuliyiin uu ka mid yahay gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali adan Najax, waxa uuna ka hadlay imaanshaha markabkaan iyo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Baraawe.
“Waxaa Dekadda Baraawe Ku soo Xirtay Markab Sida Saadka Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyed Iyo Walaalaha Amisom Waxaana Suura Geliyay Nabada Iyo Hormarka Ka Jira Magaalada Baraawe’Arinta Dhismaha Airporka Magaalada Baraawe Insha’Alllah Wuu Bilaaban Doonaa waxaana Diyaar U Nahay Inaan Xalino Cabashada Shacabka ayuu yiri Gudoomiye Najax.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS