X

Barakacayaal isugu jira Somali iyo Yamani tababar loo soo xirey

Barakacayaal isugu jira Somali iyo Yamani ayaa tababar loogu soo xirey Hargeysa, Yamaniinta ayaa ka soo cararay dagaalka Sucuudigu kula jiro dalkooda halka Somaliduna yihiin barakacayaal colaadu ka qixisey goboladii ay deganaayeen

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.