Barakacayaal ka soo cararay argagixisada iyo abaaro ka jira Koofurta dalka ayaa soo gaaray duleedka Muqdisho. Dadkan oo ay ka muuqato dhibaato xooga ayaa dalbadey in deg deg loogu gargaaro.
Ilaa hadda goovta ma gaarin masuuliyiin ka,socda dawlada Somaliya, ayadoo qoysaska soo gaaray xeradan ay gaarayaan ilaa 1500 oo qoys oo u badan iyo caruur.
 Hooyooyinka qaar ayaa la sheegay inay dhexda ku soo umuleen, kuwaas oo u baahan gurmad deg dega.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS