Barkadaha biyaha kaydka Hargeysa oo deyr loo dhagax dhigey
Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland ayaa dhagax dhigey dayr lagu wareejin doono barkadaha biyaha ee laga sameeynayo Hargeysa. Goobtan ayaa la rajaynayaa in ay noqonto xarunta ugu weyn ee laga kontoroolo biyaha.