X

Barlamaaan ma jiro haddii Koofur galbeed maqan tahay: Afhayeenka golaha

Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa si cad u sheegay inaanu jirin gole shacab haddii ay maqan yihiin xildhibaanada Koofur Galbeed. Hadalka afhayeenka ayaa imaanaya xilli kooxda Xalane welli ay ku dhegan tahay doorashada.


”Amarka uu qabo Rooble baahane ayaa ah sidaa ku sii joogi karto xor ayaa u tahay anagana waa ku daba taaganahay ayuu yiri Cali Calasow. Gudoomiye Mursal ayaa cadeeyay inayna waxba ka jirin gole pp isku imaanaya.



”Waa iska sheeko ma jiraan gole shacab oo isku imaanaya inta Koofur Glabeed maqan tahay laakiin waaba sida kooxda Xalane rabto.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.