X

Barlamaanka oo laga hor akhriyay hindise sharciyeedka saxaafada iyo qodobo laga soo saaray oo la meelmariyay

Barlamaanka Somaliya ayaa laga hor akhriyay hindise sharciyeedka saxaafada oo mudo hor yaalay. Mudane ka tirsan barlamaanka ayaa sheegay in warbaahinta gaarka iyo tan dawlada aan lagu samayn Karin faafreeb.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.