Xawaaladaha qaar ayaa waxa si toosa u adeegta argagixisada caalamiga ah sida shabaab, Dhiigmiiratada Daacish, Boko Xaram, Talibaan iyo kuwo kale inkastoo hadda la diwaangeliyo dadka.
Bangiyada ayaa ka baqaya in lagu eedeeyo in ay u adeegayan dad aan sharci ahayn waxana la isku miisaamayaa u adeegida Somalida masaakiinta ah iyo ka hortagidas argagixisada caalamiga ah.
Barlamaanka ayaa codsaday in arintan lagala hadlo madaxda qaranka ee dalkaasi Maraykanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS