Barlamaanka fadhiidka ah ee Somaliya ayaa ansixiyay sharciyo deg dega oo mid ahaa kan asxaabta halka kan maanta ay ansixiyeen uu ahaa midka maxkamada dastuuriga ah.
Ansixinta maxkamada dastuuriga ah ayaan la garanayn waxay soo kordhin karto xilli la galayo doorasho aan la hubin nooca ay u dhacayso. Barlamaankan fadhidka ash ayaa haystey muddo afar sanno ah in uu ku qwabtio hawlo badan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS