Barlamaanka Somaliya ayaa sharci ka soo saaray shirkadaha dalka kala dhuunta cashuurta ee ay ku jiraan kuwa ka shaqeeya xarunta Xalane ee Somalidu gali Karin e ay degan yihiin askarta dalalka Afrika ee ka jooga Somaliya oo qaata malaayiin doolar oo ay bixiyaan qaramada midoobey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM