X

Barlamaanka Yukarayn oo arin reer galbeedku rabeen ka diidey

Barlamaanka Yukarayn ayaa diidey arin ay reer galbeedku wateen oo ninka iyo naagta loo yeelayo magacaan badan sida khaniis, khaniisad iyagoo isticmaalaya erayga ”GENDER”.

Barta barlamanku ku leeyahaya baraha dadku ku kulmaan ee Twitter ayay ku sheegeen in aan laga yeelayn wax dhaqankooda Kiristaanka ka soo horjeeda.

Wadamadii Ruushku ka go’ay ayay kas go’antahay in at diidaan dhaqamada khaniisiinta reer galbeedku wataan ee ninka iyo naagta u kala yeelaya magacaan kala duwan iyadoo khaniisiintu gebi ahaanba meesha ka saaray eraygii GUUR kuna bedelay ”nolosha wadaag oo noqon kara khaniis iyo khaniisad”.

Sharciga reer Yurub ee loo yaqaan NACAYB ayaa ah sharci lagu taageero khaniisiinta iyo Yuhuuda laakiin loo diidey Muslimiinta in loogu daro ”Muslim Nacayb”.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

 

 

admin:

This website uses cookies.