Barnaamij gaara: Maxaan ka ognahay qiimaha 1-da Luulyo
Waxa soo jeedinaya suxufiga Faysal Abroone qiimaha 1-da Luulyo. Ayadoo aan ku jirno dhamaadka maalmaha xoriyada waxa muhiima in casharo laga barto sida ummad taag daran uga gulaysatey ummad xoog is bidey.