Waa barnaamij aad u xiiso leh oo ka hadlaya nin ay soo masaafuriyeen Sucuudigu oo shaqo ka helay Muqdisho iyo nolol maalmeedkiisa cusub. Ninkan ayaa hadda nolol aad u fiican oo xora ku qaadanaya dalkiisa. Muxuu ka shaqeeyaa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS