X

Barnaamijka doorka aqoonyahanka iyo saxafiga Faysal Abroone

Maxaa u sababa in fatahaada webiga Shabeele uu inta badan gaysto qasaare. Maxaa is bedelay awal ma dhici jireen mise waxa soo kordhey xaalado hore u irin. Waxa dul istaagaya khabiir arimaha ku takhasusay. Waxa waraysanaya saxafiga Faysal Abroone.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.