Barnaamijka doorka haweenka oo ay daadihiso Amaal Kayse ayaa doorkan lagu soo qaatay dhacdadii fanaaniinta iyo caydii loo gaystay fanaaniin waaweyn oo si qabyaaladeysan loo caayay iyo guud ahaan baraha bulshada iyo qaybta Somalidu ku leedahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM