X

Barnaamijka Qubanaha ee codka Maraykanka oo aad u xiise badan iyo nin basbaas si xun u cuna

Barnaamijka Qubanaha codka Maraykanka ayaa doorkan lagu soo qaatay arimo xiiso leh oo ay ku jiraan diyaaradii Turkigu soo ridey iyo nin Shiine ah oo laga yaabay tirada basbaas ee uu quuto maalintii. Waxa kale oo ku Jira Beledweyne oo isku diyaarinaysa fatahaada biyaha wabiga Shabeelle.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.