X

Barnaamijka Qubanaha idaacada codka Maraykanka oo doorkan lagu soo qaaday xiisada Gaalkacayo iyo huteel dib loo furey

Barnaamijka Qubanaha idaacada codka Maraykanka ayaa doorkan lagu soo qaatay xiisadii u dambeysay ee dagaalka Gaalkacayo iyo waliba huteel caana oo argagixisadu weerartay bishii July halkaasna ku dishey dad farabadan oo gaaraya ilaa 13 qof.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.