X

Axmed Xasan Cawke maxaad ku xasuusan kartaa bal nala daawada cida uu yahay oo uu sheegay

Cawke wuxuu ahaa qof aan shaqadiisa waligiin ka soo daahin waxa sidaas tiri Aamina Muuse Weheliye oo la soo shaqaysay Cawke. Hadaba Axmed Xasan Cawke qof side ah ayay ahayd ama cid sidee ah uu ahaa. Arag filim uu ku muujiyay cida uu isagu ahaa waxaanad ka arkaysaa filimka xagiisa dambe.

Hoos ka daawo barnaamijka xulka Universaltv oo lagu waraystay dad aad u farabadan oo ka hadlay noloshii AXmed Xasan Cawke.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.