Barnaamijka Qubanaha ee idaacada codka Maraykanka ayaa doorkan lagu soo qaatay C/raxmaan Ciise Kaahin oo Somali ah oo lagu casuumay aqalka cad ee Maraykanka wuxuuna ka waramay waxa lagu soo xushey iyo waliba waxa ay tahay shaqadiisa maalinlaha ee uu qabto. Waxa kale oo ku Jira arimo kale.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS