Hay’ada nabadsugida Somaliya ayaa furtey baro cusub oo la isaga baadho gawaadhida soo galaysa Muqdisho halkaas oo argagixisada shabaab ay soo galiso hub ay ku gumaado shacabka. Dadka badankiisa ayaa aaminsan in argagixidsada joogto gudaha Muqdisho kana mid yihiin dadka degan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM