Waxa habeen hore baroordiiq balaadhan loogu sameeyay London ugaas C/raxmaan Khaliif oo ku geeriyooday Beledweyne waxana munaasabada ka soo qaybgalay jaaliyadaha Somaliyeed ee ku nool London halkaas oo laga sheekeeyay taariikhda Ugaaska oo ah mid ku dayasho mudan iyo murti la is dhaafsaday.
ARAABINEWS