Waxa magaalada London baroordiiq loogu sameeyay wariye Hindiyo xaaji Maxamed oo argagixisada shabaab dishey sidaana argagixcisadu ku agoonaysay caruurtooda. Waa qoyskii ugu horeeyay ee argagixisadu disho waalidkood. Rashid Ceelaanyo ARAABINEWS