X

Basaas hore loogu direy ciidanka Suldaan Wabar oo faafiyay sirtii uu soo arkey iyo lacagtii na siiya+MUUQAAL

Borama–Basaas loo direy ciidanka Suldaan Wabar ayaa sheegay saxaafada ka sheegay sirihii uu soo arkey hadana leh waan soo noqdey. Maamulka Siilaanyo ayaa lacago farabadan ku bixiya sidii ay siro uga heli lahaayeen kacdoonka reer Adal mana ahaan doonto basaaskii ugu horeeyay ee yiraa waan soo noqdey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.