Basasleyda danyarta ah ee Berbera ayaa qaylodhaan ka direy shirkado wadaado leeyihiin oo suuuqii ka saaray sida ay sheegeen waxayna qaylodhaantan u dirayaan Siilaanyo maadaama ay sheegeen in gobolka wax looga qaban waayay. Waxay sheegeen in xataa madarka ayna tagi karin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM