Baxrayn oo Sucuudiga ku xiran ayaa dhalashada dalkaasi ka qaaday Sheekh Shiico ah oo dalkaasi can ka ah. Sheekhan oo lagu magacaabo Sheekh Ciisa Qassim ayaa isagu haysta magaca Aayatullah oo intaba ay qaataan Shiicada waaweyn.
Baxayn ayaa sheegtay in Sheekhu u shaqaynayo danaha dalal kale iyagoo ujeeda Iran isla markaana uuna daacad u ahayn dalka iyo boqortooyadiisa.
Baxrayn ayaa dalbatey dalalka jaarka ah sida Sacuudiga in ay difaacaasn boqortooyada kadib markii Shiicada dalkaasi ku kaceen. Ciraaq ayaa waxa xukumayay Sadaam Xuseen oo Sunni ah waxana xukunka ka tuurey Sacuudiga.
Sheekhan ayaa lahayn wadan kale inkastoo uu tagi karo Iran lakiin wuxuu ku dhashay Baxrayn waa dalkiisii ayay ku doodayaan xoogaga u hadla xuquuqda baniaadamka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS