Beel ahaan qorshaha nooguma jirto in Siilaanyo kursiga ka tago: suldaanka Siilanyo iyo qabyaladiisa cad+MUUQAAL
Hargeysa-Araabinews–Buurmadow oo ah caaqilka Siilaanyo ayaa si cad u sheegay in ayna rabin beel ahaan in Siilaanyo sidaa kursiga kaga tago taasna uu kala hadlay xisbiga jufada Habaryoonis ee Wadani ee C/raxmaan Ciro.