Beel ka mida beelaha Habar Cafaan (Samaroon) ayaa sheegay in ay ka diga rogteen xisbiga Siilaanyo ee Kulmiye iyo sababta ay uga diga rigteen oo ay sheegeen. Odayal ka mida beesha oo shir jaraauid ku qabtey Boorama ayaa sharaxay arimaha ay diideen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM