X

Beelaha aaga Burco bari iyo Buuhoodle oo ka heshiiyay dil foolxun maxayse ku heshiiyeen+MUUQAAL

Buuhoodle–Beelaha Isaaq iyo Dhulbahante ee aagaga Burco iyo Buuhoodle ayaa ku heshiiyay in la dhameeyo dil foolxun oo nin Isaaqa loogu gaystey aaga Buuhoodle meel u dhow oo uu xoolo keensaday goob biyaha laga cabo. Ninkan ayaa lagu heshiiyay in magtiisa la bixiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.